MUQDISHO-(SONNA)-Saraakiisha Ciidamada Talyaaniga iyo spain ee ku sugan Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay qalab isboortis guddoonsiiyeen ciyaaryahanada xulka gobolka Banaadir ee dhawaan ku guuleystay. Munaasabada qalabka lagu siinayey ciyaartowda goblka Banaadir oo ka dhacay Safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho, ayaa waxaa lagu dhiirigalinaayey ciyaaryahanada xulka Gobolka Sii akhriso
(London) 03 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Manchester City horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda West Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan […]Sii akhriso
(Manchester) 03 Jan 2021. Ka hor kulankeeda ay caawa la leedahay naadiga Chelsea, kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa xaqiijisay in mid ka mid ah xiddigaheeda laga helay caabuqa saf mareenka ah ee Korona Fayras. Manchester City oo caawa booqanaysa galbeedka Magaalada London halkaasoo ay kulan tirsan horyaalka Premier League kula soo ciyaareyso Blues ayaa […]Sii akhriso