(Southampton) 04 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Southampton iyo Liverpool horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Southampton ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpool si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Southampton Sii akhriso
MUQDISHO-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (qoor-qoor), iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow safar shaqo ku soo gaaray magaalada muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo ka soo ambabaxay magaalada Garoowe oo maalmihii dambe uu uga qeyb galayay shirkii Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage iyo shirar doceedyo dhowr Sii akhriso
Cadan-(SONNA)-Wasiirka arimaha Gudaha ee dalka Yemen mudane Ibraahim xaydaan ayaa sheegay in maanta oo isniin ah dib loo bilaabayo shaqooyinkii garoonka diyaaradaha Cadan ee dalkaas. Wasiirka oo waraysi siiyay wakaaladda wararka ee dalka Yemen ayaa sheegay in dowladdu go’aan satay in si deg-deg ah loo soo celiyo shaqooyinkii ka socday garoonka diyaaradaha si looga Sii akhriso
London-(SONNA)-Dowladda UK, ayaa Kate Foster u magacowday safiirkeeda cusub ee Soomaaliya, waxaana ay noqonaysa Safiirka UK, ee fadhiya dalka Soomaaliya. Kate oo heysata abaalmarinta sare ee UK ee lagu magacaabo OBE, ayaa waxaa ay in muddo ah ka soo shaqaynaysay qeybo kala duwan oo kamid ah Xukuumadda UK, gaar ahaan waaxda horumarinta caalamiga ah. Kate […]Sii akhriso
(Yurub) 04 Jan 2021. Jariiradda ka soo baxda Waddanka Faransiiska ee L’Equipe ayaa ku dhawaaqay shaxda 11-ka ciyaaryahan ee ugu fiicnaa kubadda cagta sanadkii tagay ee 2020. Lionel Messi ayaa boos ka waayey shaxdan, iyadoo laacibka kaliya ee laga soo qaatay horyaalka La Liga uu yahay Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos. Shaxda ayay Jariiradda […]Sii akhriso