UNHCR relocates victims of Ethiopia’s Tigray conflict to new site in Sudan UN News Ethiopians Continue Streaming Into Sudan, Fleeing Tigray Region Violence Voice of America UNHCR relocates first Ethiopian refugees to a new site in Sudan UNHCR Tigray crisis: Ethiopia to repair al-Nejashi mosque Yahoo News Ethiopian Sii akhriso
Day: January 5, 2021
Reuters Journalist is Released by Ethiopian Police The New York TimesSii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Dowlada Itoobiya ayaa balan qaaday in ay dhisi doonta masjidka qadiimiga ee boqor Al Nejashi kaas oo ku yaala gobalka Tigray ee waqooyiga itoobiya isla markaana waxyeelo ka soo gaartaya dagaalkii u dhexeeyay ciidanka dowladda iyo TPLF. Sidoo kale waxaa la boobay agab badan oo masjidka iyo xafiisyadiidsa yaalay. Itoobiya waxay sheegtay in koox […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cabdi Nuur ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiskiisa Mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Qatar Charity, waxaana ay kawada hadleen horumarinta biyaha dalka iyo arrimo kale. Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta Marwo Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Hope for Justice Closing date: 15 Jan 2021 If you have a passion for development, child protection, and working with vulnerable (trafficked or otherwise exploited) populations, are highly proficient in program monitoring, evaluation, data collection, analysis, and reporting, and have experience within Ethiopia (or wider east African Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Netherlands Red Cross Closing date: 27 Jan 2021 We help to strengthen resilience of vulnerable people exposed to hazards and crisis situations and we respond to disasters and conflicts to save lives and alleviate suffering. In the Netherlands with more than thirty thousand volunteers and internationally through technical assistance, supplies Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur galbeed maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga Doorashooyinka maamulkaas. Guddiga ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku qaadanayay tababar la xiriira arrimaha Doorashooyinka. Muddada kooban ee tababarka u socday ayaa lagu baray nidaamka maamulka doorashooyinka Sii akhriso
(Manchester) 05 Jan 2021. Rio Ferdinand ayaa sheegay inay waxba ka galin haddii uu Paul Pogba ka tago Kooxda Manchester United suuqa xagaaga, maadaama uu aaminsan yahay in kooxdu ay wax walba u gaarto xiddiga Aston Villa ee Jack Grealish. Xaaladda Pogba ee kooxda Man Utd ayaa in muddo ah la isla dhexmarayay, iyadoo wakiilkiisa […]Sii akhriso
Khartuum.(SONNA):- Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqmaan ayaa gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan. Gudoomiyaha waxaa ku soo dhaweeyay caasimada sedex geesoodka dalka Suudan Khartoum Ku-simaha Safiirka Safaarada Soomaliya ee Dalka Suudan Axmed ibraahim Buurfuule iyo Madaxa Ganacsiga Safaarada Sii akhriso
Mogadishu (SONNA)- Director of the Somali National News Agency (SONNA) Mr. Ali Abdulkadir Ali congratulated all the staff of the agency on celebrating the 57th anniversary of the establishment of the agency and sent his congratulatory message to the people of Somalia, SONNA reported. “On behalf of the administration of the Somali National News Agency […]Sii akhriso