(Manchester) 06 Jan 2021. Manchester City ayaa iska xaadirisay Final-ka tartanka EFL Cup kaddib markii ay garoonka Old Trafford ku soo garaaceen Manchester United, ciyaar ku dhammaaday 2-0. Kulankan ayaa qeybta hore lagu kala nastay barbaro goolal la’aan ah, inkastoo labada dhinac saddex gool oo ay kala dhaliyeen lagu sheegay inay garab dhaaf ahaayeen. Markii Sii akhriso
(Manchester) 06 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Manchester United iyo Manchester City ee afar dhammaadka EFL Cup. Goolhaye Dean Henderson & Daafaca Lindelof ayaa Man United safka hore ugu bilowday kulankan derbiga ah. Labada kooxood ayaa mid waliba waxa ay doonaysaa inay iska xaadiriso […]Sii akhriso