(Madrid) 07 Jan 2021. Zinedine Zidane ayaan ka qeyb qaadanin tababarkii maanta oo Khamiis ah ee Real Madrid, kaddib markii Korona Fayras laga helay qof iska u dhow oo aan magaciisa la shaacin. Tababaraha Faransiiska ayaa hore looga waayey Korona Fayras baaritaankii antigens, laakiin waa inuu sugaa natiijada baaritaanka PCR. Sida laga soo xigano La […]Sii akhriso
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sii wada kulammada wadatashi ee uu la leeyahay siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada, si loo helo aragti mideysan oo ku addan sidii ay dalka uga dhici lahayd doorasho daahfuran oo dhinacyada oo dhan ku wada qanacsan yihiin. Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha Sii akhriso
(Bilbao) 07 Jan 2021. Lionel Messi ayaa labo jeer shabaqa soo taabtay kulankii xalay kooxdiisa Barcelona ay 3-2 uga soo adkaatay Athletic Club, waxaana uu halka ugu sarreysa ka soo galay tartanka loogu jiro ku guuleystay gooldhalinta horyaalka La Liga ee Pichichi Trophy. Xiddiga reer Argentine ayaa todobo jeer ku guuleystay abaal-marinta gooldhaliyaha ugu sarreeya […]Sii akhriso
(Madrid) 07 Jan 2021. Macallinka Kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa indhaha ku haya inuu noqdo tababaraha kooxda Barcelona mustaqbalka fog, sida uu Warinayo Suxufiga kubadda cagta Spain ee Guillem Balague. Lampard ayaa xirfaddiisa tababarenimo ka soo bilaabay kooxda Derby County ka hor inta uusan Macallin u noqon Chelsea, xiddigii hore ee xulka qaranka England Sii akhriso