(Manchester) 09 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa iska xaadirisay wareegga xiga ee tartanka FA Cup-ka kaddib guul ay ka gaartay Watford, Manchester United ayaa gool dhaqsiyo badan ku bilowday ciyaarta, waxaana u dhaliyey 5’daqiiqo Scott McTominay, kaddib markii uu madax ku dhuftay koorno uu soo qaaday Alex Telles. Dhammaadkii qeybtii koowaad ee Sii akhriso
(Granada) 09 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa guul weyn kala soo laabtay naadiga Granada oo ay booqatay kulan qeyb ka ah horyaalka La Liga, waxaana ay uga soo adkaatay 4-0. Barcelona oo marti u ahayd Granada ayaa xukumeysay qeybta hore ee ciyaarta, waxaana la kala nastay kooxda reer Catalan oo gacanta sare lahayd. Antoine Griezmann […]Sii akhriso
(Manchester) 09 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Manchester United iyo Watford. Kulankan oo ka tirsan kulammada wareegga saddexaad ee FA Cup-ka ayaa ka dhacaya garoonka Old Trafford. Macallin Ole Gunnar Solskjaer ayaa safkiisa hore ku soo wada bilaabay xiddigihii kursiga ekydka camirijiray sida Sii akhriso
(Pamplona) 09 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Osasuna iyo Real Madrid, ciyaar qeyb ka ah horyaalka La Liga. Eden Hazard ayaa ku bilowday kulan horyaalka Spain ah markiisii ugu horreysay tan iyo bishii November kaddib markii loo magacaabay safka hore kulanka kooxdiisa ay caawa […]Sii akhriso
(London) 09 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Arsenal iyo Newcastle United oo ku ballansan garoonka Emirates. Kooxda martida loo yahay ee Gunners ayaa nasiino siisay kulankan xubno ka mid ah xiddigaheeda u ciyaaray kulankii ay 4-0 uga adkaadeen West Bromwich Albion, waxaana kaliya booskooda […]Sii akhriso
(Granada) 09 Jan 2021. Waxaa goor dhow billaaban doonta ciyaarta xiisaha badan ee ui dhexeysa kooxaha Granada iyo Barcelona. Kulankan ayaa ka tirsan horyaalka La Liga, waxaana ay ka billaabaneysaa ciyaarta garoonka kooxda Granada ee Nuevo Estadio de Los Cármenes. Labada koox ayaa soo saaray safafkooda rasmiga ah ee ciyaartan, waxaana Barcelona ay Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay haweenka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay hoggaamineyso Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay sidii loo Xaqiijin lahaa qoondada 30% ee Haweenku ay ku leeyihiin Sii akhriso