Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka socday Guddiga Jaamacadaha dalka, isagoo kala hadlay horumarinta iyo tayeyta hannaanka tacliinta sare ee dalka. Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, mudane Cabdulaahi Abukar Xaaji, oo kulanka ka qeybgalay ayaa waxaa uu Sii akhriso
(London) 10 Jan 2021. Weeraryahanka kooxda Chelsea ee Timo Werner ayaa soo gabagabeeyey muddo uusan gool dhalin, waxaana uu maanta shabaqa ka soo taabtay naadiga Morecambe. Chelsea ayaa 4-0 ku garaacday kulankii wareegga saddexaad ee FA Cup-ka naadiga heerka afaraad ka socotay ee Morecambe, kulankaasoo ka dhacay galabta garoonka Stamford Bridge. Blues ayaa ku jirtay Sii akhriso
(Yurub) 10 Jan 2021. Kooxaha Chelsea iyo Manchester City ayaa iska xaadiriyey wareegga afaraad ee FA Cup-ka kaddib markii ay guulo gaareen kulammadii ay maanta ciyaareen. Chelsea ayaa 4-0 ku xaaqday kooxda yar ee Morecambe, waxaana Blues afarta gool u kala dhaliyey afarteeda ciyaaryahan ee Mason Mount, Timo Werner, Callum Hudson-Odoi iyo Kai Havertz. Dhinaca kale […]Sii akhriso