(Spain) 14 Jan 2021. Barcelona ayaa iska xaadirisay finalka Spanish Super Cup-ka kaddib markii ay kaga soo gudubtay kooxda Real Sociedad rigoorooyin 2-3 ah, xilli 90-kii daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo idlaatay barbardhac 1-1 ah. Qeybta hore ee dheesha ayaa lagu kala nastay 0-1 ay ku hoggaaminey kooxda martida aheyd ee Barcelona. Daqiiqadii 39-aad Barcelona […]Sii akhriso
(Manchester) 13 Jan 2021. Manchester City ayaa guul kaga gaartay garoonkeeda Etihad kooxda Brighton & Hove Albion, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Manchester City. Daqiiqadii 44-aad Manchester City ayaa hoggaanka u […]Sii akhriso
(Spain) 13 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Sociedad iyo Barcelona ee tartanka Spanish Super Cup-ka ayaa la shaaciyey. Kooxda Real Sociedad ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan kulan wareega afar dhamaadka ee tartanka Spanish Super Cup-ka. Messi ayaa sababa laxiriira dhaawac kaga maqan kulankan, xilli Wargeyska Sii akhriso