Kampala (SONNA)- Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa tiro aad u badan ku hogaaminaya natiijada doorashadii madaxtinimada ee khamiistii ka qabsoontay dalka Uganda, 49.1% codadkii la tiriyay ayuu ka heley 3.9 milyan oo la mid ah 62.7%, iyadoo hogaamiyaha mucaaradka ah uu heley 1.4 milyan oo u dhiganta 29.3%, sida ay sheegeen guddiga doorashooyinka. Hogaamiyaha mucaaradka Bobi Sii akhriso
(England) 15 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey tabaraha ku guuleystay abaal-marinta macalinka bishii December ugu fiicnaa ee horyaalka Premier League, waxaana ku tartamayay magacyada ilaa iyo afar macalin oo wacdaro ka dhigay horyaalka bishii la soo dhaafay. Maamulka horyaalka Premier League ayaa si Rasmi ah u shaaciyay magaca tababarihii ku guulaystay abaal-marinta Sii akhriso
(Manchester) 15 Jan 2021. Waxaa shaaca laga qaaday xiddiga ku guuleystay abaal-marinta kan ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishii lasoo dhaafay ee December. Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa shaaca laga qaaday in loo caleemo saaray abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishii lasoo dhaafay ee Sii akhriso