Garoowe-(SONNA)-Guddigii gaarka ahaa dowlad goboleedka Puntland u saartay ka soo tala bixinta iyo xal u helidda qiima dhaca Shillinka Soomaaliga ayaa soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay ku taliyeen, si xal loogu helo qaadashada Shillinka Soomaaaliga, waxaana ka mid ahaa qodobada ay soo saareen guddigaani. 1, In la socodsiiyo shilling Soomaaliga, go’aamada waxaa iska Sii akhriso
(London) 16 Jan 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Fulham iyo Chelsea ee horyaalka Premier League. Kooxda macallin Lampard ee Blues ayaa marti u noqon doonta Fulham, waxaana kulankan safka hore ugu soo bilowday Ziyech, Pulisic, Mount iyo Giroud. Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada […]Sii akhriso
MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha Caafimaadka, Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska, Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Biyaha iyo Tamarta, Kallaameysiga iyo Khayraadka Badda  iyo xarunta Warbaahinta Qaranka. Kormeerka ayaa qayb ka ahaa hawllaha kor-joogteynta Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax, Wasiirka Howlaha Guud,dib u dhiska iyo guriyenta Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) iyo Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Hormarinta dhismaha Soomaaliyeed, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta kormeeray Sii akhriso