(London) 19 Jan 2021. Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates guul raaxo leh kaga gaartay kooxda Newcastle United, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0, ciyaar ka tirsaneyd kulamada horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay barbardhac 0-0 ah oo ay ku kala mareen labada kooxood Arsenal iyo Newcastle United. Qeybta labaad ee dheesha marka […]Sii akhriso
MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo maanta kormeer howleed ku tegay jidka isku xira Afgooye iyo Muqdisho ee dhismaha ku socda ayaa tilmaamay in waddadan ay muhiim u tahay isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha isaga kala goosha Gobolka Banaadir iyo gobollada kale ee dalka. Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd iyo Danjiraha dalka Switzerland Mudane Valentin Zellweger. Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriin Sii akhriso