(Manchester) 20 Jan 2021. Leicester City ayaa garoonkeeda King Power guul kaga gaartay kooxda Chelsea, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0, xilli ciyaartan ay qeyb ka aheyd kulamada horyaalka Premier League ee dalka England. Qeybtiii hore ee dheesha ayaa lagu kala nastay 2-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Leicester City. Daqiiqadii 6-aad Leicester […]Sii akhriso
(Manchester) 19 Jan 2021. Daafaca kooxda Manchester United ee Harry Maguire ayaa ammaanay horumarka baaxada leh oo ay Red Devils ku hoos sameysay tababare Ole Gunnar Solskjær, laakiin wuxuu carabka ku adkeeyay in loo baahan yahay horumarin dheeri ah. Man United ayaa hoggaamineysa miiska kala sareynta horyaalka Premier League, waxayna guul la’aan tahay 12 Sii akhriso
(Madrid) 19 Jan 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka habeen dambe tartanka Copa del Rey ay la ciyaari doonaan naadiga Deportivo Alcoyano. Zinedine Zidane liiska uu magacaabay xiddigihiisa Real Madrid uu ula safrayo kulanka ay barri booqan doonaan kooxda Deportivo Alcoyano waxaa ka Sii akhriso