(Liverpool) 22 Jan 2021. Burnley ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Liverpool oo ay ku booqatay garoonkeeda Anfield, kaddib markii ay kaga oo adkaatay 0-1 xilli ciyaartan ay qeyb ka aheyd kulamada horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay barbardhac 0-0 ay isku mari waayeen labada kooxood. Qeybta labaad ee dheesha […]Sii akhriso
(Barcelona) 21 Jan 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka UD Cornella ee tartanka Copa del Rey. Barcelona ayaa booqan doonta kooxda kubadda cagta ee UD Cornella, waxaana liiskan laga saaray xiddigaha Gerard Piqué, Sergi Roberto, Philippe Coutinho, Ansu Fati iyo Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu hayo saraakiishii iyo ciidankii ku lugta lahaa dilka Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Dhegajuun. Wasiiru Dowlaha Aminga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Farxaan Cali Axmed oo  la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed u caddeeyey in Sii akhriso