Dhuusamareeb (SONNA)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar dhulka ah kasoo amba qaaday magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa ayaa socdaal kusoo maray magaalooyinka kala ah Godinlabe iyo Mareergur, halkaas oo uu si kooban uu kula kulmay maamulka iyo Sii akhriso
(Barcelona) 22 Jan 2021. Halyeeyga reer Brazil ee Rivaldo ayaan ka labalabeynin inuu sheego in Lionel Messi uu jawi fiican ka heli karo kooxda Paris Saint-Germain, inkastoo xiddiga reer Argantina uusan weli shaacin go’aankiisa kama dambeysta ah. Messi ayaa sugaya natiijooyinka doorashooyinka gudiga Barcelona iyo mashruuca kooxda sanadaha soo socda kahor inta Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Institute for Peace and Security Studies Closing date: 2 Feb 2021 Background: The Institute for Peace and Security (IPSS), Addis Ababa University (AAU), is looking for a talented Researcher for the research project “Assessing the impact of the African Union’s “African Peace and Security Architecture, 2019-2020”, which Sii akhriso