(Manchester) 24 Jan 2021. Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku garaacday kooxda Liverpool, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-2, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada wareega afaraad ee tartanka FA Cup-ka. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay barbardhac 1-1 ah ay isku mari waayeen labada kooxood Manchester United iyo Liverpool. Daqiiqadii 18-aad Liverpool Sii akhriso
MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqday Xarunta Xannaanada Caruurta Agoonta ee Booliska, halkaas oo uu waqti kula qaatay carruurta agoonta Booliska Soomaaliyeed, ayaa ku baaqay in la garab istaago caruurta agoonta ah. Eng. Rooble oo mid mid u gacan qaaday agoonta ku nool xarunta, lana qadeeyey Sii akhriso
(London) 24 Jan 2021. Chelsea ayaa guul ay u qalantay ka gaartay kooxda Luton Town  oo marti ugu aheyd garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-1, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada wareega afaraad ee tartanka FA Cup-ka. Qeybta hore ee dheesha ayeey labada kooxood Chelsea iyo Luton Town  ku kala nasteen 2-1. Daqiiqadii 11-aad […]Sii akhriso
MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay taliska ciidanka cirka xoogga dalka Soomaaliyeed. kormeerkaan shaqo ee uu Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadd Federaalka Soomaaliya  Xasan Xuseen Xaaji ku tagay taliska ciidanka Cirka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Afisooni Sii akhriso