(Manchester) 28 Jan 2021. Man United ayaa iska lumisay fursad ay ku qaban kartay hoggaanka horyaalka kaddib guuldarro 1-2 ah oo ay kala kulantay Sheffield United, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada Isbuuca 20-aad ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee dheesha ayaa lagu kala nastay 0-1 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Sheffield United. Daqiiqadii […]Sii akhriso
(London) 27 Jan 2021. Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge barbaro kula dhaafi weysay kooxda Wolves, kaddib markii ay ku kala baxeen barbardhac 0-0 ah, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada Isbuuca 20-aad ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey ku kala nasteen labada kooxood Chelsea iyo Wolverhampton barbardhac 0-0 ah. Qeybta labaad ee dheesha marka Sii akhriso
(Manchester) 27 Jan 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Sheffield United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Sheffield United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo […]Sii akhriso
(Liverpool) 27 Jan 2021. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa habeen dambe booqaneysa naadiga Tottenham Hotspur kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Reds ayaa u safreysa London iyadoo aanan wax guul ah gaarin shantii kulan ee ugu dambeysay horyaalka, sidoo kalena Manchester United ay ka reebtay tartanka FA Cup-ka. Balse war farxad leh ayaa usoo […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo ka duulaya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhacay 17 Seebteembar 2020 oo ay si wadajir ah u meel mariyeen labada Aqal ee Baarlamaanka 1dii Oktoobar 2020. Heshiiskaas oo nuxurkiisu ahaa habka iyo qabsoomidda doorasho ka dhacda wadanka iyo dhismaha guddiyo doorasho. Guddigu isagoo ka amba qaadaya Sii akhriso