(Manchester) 28 Jan 2021. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa weerar culus ku qaaday xiddigaha Red Devils, kaddib guuldarradii ka soo gaartay naadiga Sheffield United. Manchester United ayaa iska lumisay fursad ay ku qaban kartay hoggaanka horyaalka kaddib guuldarro 1-2 ah oo ay kala kulantay Sheffield United, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada Isbuuca Sii akhriso