Home 2021 February
(England) 28 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sheffield United iyo Liverpool ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Sheffield United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpool si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan […]Sii akhriso
(Manchester) 28 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan […]Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta Wacyi galinta Coved 19 si looga Wacyi galiyo Bulshada kunool Caasimadda Muqdisho Cudurka Safmarenka ah. Kulanka ayaa Waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeennada Maamulka Gobolka Sii akhriso