Muqdisho, Maarso 01, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka ee udhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Kulankan oo hal maalin Sii akhriso
Ka dib kulan uu maanta magaalada Muqdisho kula yeeshay midowga musharixiinta kaas oo dhammeystir u ahaa heshiiskii 25-kii Febraayo ay gaareen Dowladda Federaalka iyo Midowga Murashaxiinta, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu magacaabay labo (2) guddi oo isku dhaf ah oo midkood ka shaqeyn doono sidii Midowga Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Caalamiga ah ee The International Court of Justice (ICJ), ayaa shaacisay in Dacwadda badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ay dhaceyso 15-k bisha March ee Sanadkan 2021-ka. Fadhiga Dacwadda oo ku qabsoomaya Hoolka The Peace Palace ee Hague saacadu markay tahay 3:00 Galabnimo, ayaa waxaa ka qayb galaya xubno ka tirsan Garsoorayaasha Sii akhriso