(Liverpool) 05 Maarso 2021. Chelsea ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Liverpool oo ay ku booqatay garoonka Anfield, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-1, ciyaar qayb ka aheyd kulamada horyaalka Premier League, xilli Thomas Tuchel uu wali guuldarro la’aan yahay tan iyo markii uu la wareegay shaqada tababarka ee naadiga reer London. Qeybta hore […]Sii akhriso
(Liverpool) 04 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay doorka Xildhibaannada uga aadan xakameynta cudurka COVID-19, kaasi oo fara ba’an ku haya dalkeenna. Xildhibaan Cabdi Shire Cayaar jecel, Senator Zamzam Ibraahim Cali iyo Senator Nuuro Faarax Jaamac oo ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, Golaha shacabka iyo Golaha Sii akhriso
(Madrid) 04 Maarso 2021. Kooxda Real Madrid ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday maanta oo Khamiis ah laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga bisha February ugu fiicnaa Los Blancos. Real Madrid ayaa shaacisay in ciyaaryahanka khadka dhexe reer Germany ee Toni Kroos uu ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa kooxda uu hoggaamiyo tababare Zinedine Zidane Sii akhriso