Muqdisho.(SONNA):- Qarax gaari loo adeegsaday ayay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab caawa ku qarxisay maqaayadda Luul Yemeni ee ku taala degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir. Afhayeenka ciidanka Booliska Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in qaraxa uu geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh,isla markaana ay dumeen guryo maqaayadda ka Sii akhriso