(Madrid) 06 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka habeen dambe Madrid Derby ay kula ciyaari doonaan Atlético Madrid horyaalka La Liga. Zinedine Zidane liiska uu magacaabay xiddigihiisa Real Madrid kulanka ay caawa soo dhaweyn doonaan kooxda Real Sociedad waxaa dhanka Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir deg deg ah oo Golaha Wasiirradu yeesheen, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha dalka iyo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaaraha iyo biyo yaridu soo food saartay. Kulanka oo ku qabsoomay aaladda fogaan aragga ah ayaa waxaa warbixino laga Sii akhriso