(Manchester) 02 Abril 2021. Tababaraha reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka dhawaajiyay in Sky Blue aysan la soo saxiixan doonin weeraryahan xagaaga soo aadan. Manchester City ayaa ku booqan doonta Leicester City habeenka Sabtida, garoonka King Power, si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ka ah kulammada 30-aad ee horyaalka Premier […]Sii akhriso
(Manchester) 02 Abril 2021. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay wararka xanta ah ee Red Devils la xiriirinaya saxiixa weeraryahanka Borussia Dortmund. ee Erling Haaland. Manchester United ayaa ku marti galin doonta garoonkeeda Old Trafford kooxda Brighton & Hove Albion, si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ka ah kulammada Sii akhriso
(Madrid) 02 Abril 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka Eibar ee horyaalka La Liga. Zinedine Zidane liiska uu magacaabay xiddigihiisa Real Madrid kulanka ay bari soo dhaweyn doonaan kooxda Eibar waxaa hoggaaminaya weeraryahanka reer France ee Karim Benzema iyo Marco Asensio. Laakiin Sii akhriso
(England) 02 Abril 2021. Waxaa shaaca laga qaaday xiddiga ku guuleystay abaal-marinta kan ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishii lasoo dhaafay ee March, taasoo ay ku tartamayeen ilaa iyo siddeed ciyaaryahan oo bandhig fiican ka sameeyay horyaalka bishii la soo dhaafay. Ciyaaryahanka weerarka  ugu ciyaara kooxda Leicester City ee Kelechi Iheanacho ayaa shaaca Sii akhriso
(England) 02 Abril 2021. Waxaa la shaaciyey tabaraha ku guuleystay abaal-marinta macalinka bishii March ugu fiicnaa ee horyaalka Premier League, waxaana ku tartamayay magacyada ilaa iyo afar macalin oo wacdaro ka dhigay horyaalka bishii la soo dhaafay. Sida lagu xusay bogga rasmiga ah Twitter-ka ee horyaalka Premier League tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel Sii akhriso