(London) 03 Abril 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa garoonkeeda guuldarro culus kagala kulantay naadiga Liverpool kulan xiiso badan oo labada koox ku dhex maray horyaalka Premier League. Qaybta hore ee ciyaarta ayaa kusoo dhammaatay barbarro goolal la’aan ah iyadoo kulanku uu u muuqday mid dagan marka laga cabir qaato dhanka weerarrada. Balse markii dib la Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu (SONNA)-The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E Mohamed Hussein Roble, has strongly condemned the terrorist attack that happened in Mogadishu today (3rdApril) ,SONNA reported. “I strongly condemn these henious terrorist attacks and offer our sincere condolences to the family and friends Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Dad badan ayaa aaminsanaa in Shabaab ay raadsadaan dad gaar ah ama ay Qaraxyo la beegsadaan goobo cayiman. Inkasta oo hadda Shacabka Soomaaliyeed badankood ay fahmeen in shabaab ay ka go’an tahay xasuuqa Umadda Soomaaliyeed yar iyo weyn, caruur iyo ciroole, haddana qaarkeen ayaa aaminsan in […]Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu (SONNA)-jWe are sanddend to receive the news that many soldiers and civilians lost their lives in Somalia today(3rd April) in the terrorists attacks targeting the Somali National Army Troops and civilians. We strongly condemn this heinous terrorist attacks and offer our sincere condolences to the friends and Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa yiri “Waan cambaareynayaa falka argagixisada Alshabaab ay ku laayeen dhallinyaro ku fiidsaneysay Muqdisho. Waa bahalnimo kale oo muujineysa sida ay argagixisada uga go’an tahay ciribtirka bulshada iyo mustaqbalka dalka. Allaha u naxariisto intii Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu(SONNA)-The much awaited meeting between President Mohamed Farmaajo and Federal Member State leaders has kicked off in Mogadishu this morning raising expectations of an electoral deal. The leaders arrived at the air force hangar in Afiysoni area about 10am after several weeks of push and pull. Information Minister Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo guulo ka gaaray Weerar Fuleynimo ah oo Argagixisadda ay ku soo qaadeen Fariisimaha Ciidanka Ee Deegaanada Awdheegle iyo Bariire “Waxaan boogaadinayaa naftood hurayaasha geesiyaasha ah ee habeen Sii akhriso