(Manchester) 04 Abriil 2021. Anthony Martial ayaa garoommada ka maqnaan kara inta ka harsan xilli ciyaareedkan kaddib markii uu ka murgacday jilibka intii uu ku guda jiray waajibaad xulkiisa qaranka France. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyey warkaan niyad-jabka leh ka hor kulanka ay caawa Man United garoonkeeda Old Trafford kula ciyaarayso Brighton & Hove Sii akhriso
(Barcelona) 04 Abriil 2021. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa halis gelinaya xiddigihiisa Lionel Messi iyo Frenkie de Jong ka hor kulanka El Clásico ee ay la leeyihiin Real Madrid. Lionel Messi iyo Frenkie de Jong ayaa helis ugu jira inay ganaax ku seegaan kulanka El Clásico, laakiin Macallin Ronald Koeman ayaa […]Sii akhriso
(Manchester) 04 Abriil 2021. Kooxaha Manchester United iyo Brighton ayaa caawa ku ballansan kulan ku tirsan horyaalka Premier League, waxaana kulankan uu mid gaar ah u yahay kabtanka kooxda ka arrimisa garoonka Old Trafford. Daafaca dhexe ee reer England, Harry Maguire ayaa ku soo bilowday safka hore ee kooxda Manchester United kulanka caawa, taasoo ka dhigan Sii akhriso