(Barcelona) 05 Abriil 2021. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou guul dirqi ah kaga gaartay 10 xiddig kooxda Real Valladolid, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, ciyaar qeyb ka aheyd kulammada toddobaadkan ee horyaalka La Liga dalka Spain. Barcelona oo garoonkeeda Camp Nou barbardhac kula dhaafi weysay 10 xiddig kooxda Real Valladolid Qeybta hore ee ciyaarta ayeey […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho ugu tegey ciidamadii naftood hurayaasha ahaa ee ku dhaawacmay dagaaladii Argagixiaada Nabadiidku ku soo qaadeen saldhigyadii ciidamadeenna ee Awdheegle iyo Bariire ee Gobolka Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn MUQDISHO-(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa barnaamijka la tashiga dadweynaha kala qeyb galay waxgaradka labada Degmo ee Waaberi iyo Hawlwadaag, kaasi oo ka dhacay xarunta Degmada Waaberi. Waxgaradka labada degmo ayaa soo bandhigay Sii akhriso