(Madrid) 06 Abril 2021. Real Madrid ayaa garoonkeeda Alfredo Di Stefano guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Liverpool, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-1 kulankii lugta hore wareega siddeed dhamaadka ee tartanka UEFA Champions League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Real Madrid. Daqiiqadii 27-aad […]Sii akhriso
(Manchester) 06 Abril 2021. Manchester City ayaa guul ka gaartay Borussia Dortmund oo marti ugu aheyd  garoonka Etihad, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, kulankii lugta hore wareega siddeed dhamaadka ee tartanka UEFA Champions League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda Manchester City. Daqiiqadii 19-aad Manchester City Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane, Cusmaan Abuukar Dubbe, ayaa maanta oo talaaddo ah kulan muhiim ah la qaatay tifaftireyaasha iyo Agaasimaha cusub ee Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, kaas oo ku saabsanaa qaababka sare Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Samareeb-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” ayaa maanta kormeeray furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanada Sinadhaqo iyo labi-dulle oo Samareeb kaga beegan jahada koonfureed, si uu ugu bogaadiyo Ciidamada dowladda Federaalka guulaha ay ka soo hooyeen Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa kormeeray qaar ka mid ah Waddooyinka magaalada Muqdisho oo ay ku socdaan dayactir lagu sameynayo Leerarka ku shaqeeya cadceedda si loogu qaado Bilicda Caasimadda ee Muqdisho. Duqa Sii akhriso
(Madrid) 06 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpool si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Champions League Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real […]Sii akhriso
(Manchester) 06 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Borussia Dortmund wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Borussia Dortmund si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Champions League Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo Sii akhriso