(Munich) 07 Abril 2021. Paris Saint-Germain ayaa guul ka soo heshay kooxda Bayern Munich oo ay ku booqatay garoonka Allianz Arena, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 2-3, kulankii lugta hore siddeed dhammaadka Champions League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-2 ay ku hoggaaminysay kooxda martida aheyd ee Paris Saint-Germain. Daqiiqadii 3-aad Paris […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Xoolo nool oo ay Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku xareeyeen Xero ku taala Deegaanka Labi-dulle ayay bambooyin ku dhifteen, kahor inta aysan isaga cararin Deegaankan oo ay Maanta la wareegeen Ciidamada Xoogga Dalka. Arinta xanuunka leh ayaa aheyd in Goobtaasi ay ku baaba’een Xoolihii Xerada Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn When H.E President Mohamed Abdullahi Farmaajo took office, he fully dedicated himself to strengthen democratic institutions such as the polls body, NIEC to take Somalia to a multiparty, 1P1V Elections process. On 21/2/2020, He assented to Amended Elections law after its passing by both houses. However, after consultations Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha oo uu maskaxdiisa lahaa kala qeyb galay waxgaradka Degmooyinka Wadajir, Dharkeynley, Kaxda, Dayniile iyo Hodon kaasoo lagu qabtay Xarunta Degmada Sii akhriso
(Munich) 07 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Bayern Munich ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Paris Saint-Germain si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Champions League Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli Sii akhriso