Country: Ethiopia Organization: Intergovernmental Authority on Development Closing date: 22 Apr 2021 Terms of Reference Reporting to the Director of Peace and Security, the incumbent will have the overall responsibility of leading and coordinating M&E activities of the Division.He/She will closely liaise with the M&E Team at the IGAD Secretariat in Djibouti, Sii akhriso
(Yurub) 09 Abriil 2021. Manchester United ayaa guul muhiim ah kaga soo gaartay kooxda Granada garoonka Estadio Nuevo Los Carmenes oo ay ku booqatay kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-2, ciyaar qeyb ka aheyd kulammada lugta hore wareega siddeeda ee tartanka UEFA Europa League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-1 ay ku […]Sii akhriso
(Manchester) 08 Abriil 2021. Manchester United ayaa qorsheyneysa inay lasoo saxiixato ciyaaryahan ka tirsan kooxda Juventus, si ay ugu guuleysato adeegiisa inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga ee soo socda. Xiddiga kooxda Juventus ee Dejan Kulusevski ayaa qeyb ka soo noqday liiska musharaxiinta lala xiriirinayo inay u dhaqaaqi doonaan Manchester United, inta lagu jiro Sii akhriso