La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Kulankaan oo ahaa Duco iyo Qur’aan akhris loo sameynayay 12 dhallinyaro cayaartooy ah oo lagu laayay Degmada Shangaani gaar ahan Sedaxda Geed taarikhda markii ay ahayd 3-dii bishan  Abriil, halkaasi oo uu isku dhex qarxiyay ruux naftiis haliga ah oo ka tirsanaa kooxda Argagixisada Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Buuga tacsida Rabi ha u naxaristee Nabadoon Maxamed Aadan Rooble Xuud ayaa maanta ka furmay magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud, waxaana uu Nabadoonka ka mid ahaa saxiixayashii Maamulka Galmudug oo si weyna looga yaqaanay degaannada Galmudug, gaar ahaan kaalintii uu kulahaaa Nabadeynta iyo Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Ciidanka xoogga dalka ayaa kusii dhawaanaya magaalada Ceel-laheley ee koofurta Gobolka Galgaduud oo saldhig muhiim ah u ahayd Argagixisada oo gebi ahaanba isaga cararay goobihii ay ka joogeen deegaankaas kadib markii ay ogaadeen in aysan u babac dhigi karin awoodda ku soo wajahan Deegaannada Sii akhriso
(Madrid) 09 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 19-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka la wada sugayo ee El Clásico ee horyaalka La Liga. Zinedine Zidane liiska uu magacaabay xiddigihiisa Real Madrid kulanka ay bari soo dhaweyn doonaan kooxda Barcelona waxaa hoggaaminaya dhanka weerarka xiddigaha kala ah Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Ethiopian Agricultural Transformation Agency Closing date: 9 May 2021 Continue rapid growth and development of consulting team, providing best-in-class strategy advice to enable agricultural reform across Ethiopia. Director of Analytics The Ethiopian Agricultural Transformation Agency (ATA) was established by the Government of Ethiopia in Sii akhriso
(Barcelona) 09 Abriil 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka la wada sugayo El Clásico ay habeen dambe Barcelona kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga. Barcelona ayaa ku booqan doonta kooxda kubadda cagta Real Madrid garoonka Alfredo Di Stefano, waxaana liiska uu ku Sii akhriso