(Madrid) 10 Abriil 2021. Real Madrid ayaa garoonkeeda Alfredo Di Stefano ku garaacday Barcelona kulankii la wada sugayay ee El Clásico, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, kulan qeyb ahaa horyaalka La Liga ee dalka Spain, Los Blancos ayaa hoggaanka u qabatay horyaalka. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0 ay ku hoggaamineysay kooxda […]Sii akhriso
(London) 10 Abriil 2021. Chelsea ayaa guul weyn ka soo gaartay kooxda Crystal Palace oo ay ku booqatay garoonka Selhurst Park, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-4, ciyaar qeyb ka aheyd kulammada toddobaadkan ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-3 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Chelsea. Daqiiqadii […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho, April 10, 2021 – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Sabti ah kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho waraaqaha aqoonsiga wakiilka cusub ee UNICEF ee Soomaaliya, Dr. Mohamed Ayoya. Mudane Balal Cusmaan ayaa Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta dowlad-goboleedka Galmudug ayaa tababar Hagaha Canshuuraha maxaliga ah u soo xirtay 10 xubnood oo ka tirsan Maamulka degmada Gaalkacyo, Kuwaas oo loo tababaray ka shaqeynta Canshuuraha Maxaliga Ee dawladaha Hoose. Qabsoomida tababarkaan oo soconayey Sii akhriso
(Liverpoo) 10 Abriil 2021. Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield guul soo laabasho ah kaga gaartay kooxda Aston Villa, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar qeyb ka aheyd kulammada toddobaadkan ee Premier League. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-1 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Aston Villa. Daqiiqadii 43-aad kooxda Aston Villa ayaa […]Sii akhriso
(London) 10 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Crystal Palace iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Crystal Palace ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha […]Sii akhriso