La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeyay Sanadguurooda 61-aad oo ku beegan Maalinta Beri ah 12 April 1960-kii Taliyaha Ciidanka Xooga dalka ayaa guud ahaan Ciidanka Xoogga dalka ugu hambalyeey munaasabada qiimaha badan ee aas aaska oo sanada Sii akhriso
(England) 11 Abriil 2021. Arsenal ayaa guul muhiim ah ka soo gaartay kooxda Sheffield United oo ay ku booqatay garoonka Bramall Lane, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-3, ciyaar qeyb ka aheyd kulammada toddobaadkan ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-1 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Arsenal. […]Sii akhriso
(London) 11 Abriil 2021. Manchester United ayaa saddexda dhibcood ka soo qaadatay kooxda Tottenham Hotspur oo ay booqatay, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-3, ciyaar qeyb ka aheyd kulammada toddobaadkan ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Tottenham Hotspur. Daqiiqadii 40-aad Sii akhriso
(England) 11 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sheffield United iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Sheffield United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha […]Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn JOWHAR (SONNA)April 11, 2021 – Twelve soldiers attached to the African Union Mission in Somalia (AMISOM) bomb squad in Jowhar, HirShabelle State, have completed specialized training on countering Improvised Explosive Devices (IEDs). IEDs are locally manufactured explosives which have become the main weapon of choice Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn SONNA (Muqdisho) Madaxweynaha Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meel-gaarka ah ee Dawlad-goboleedka Koonfur-galbeed kedib safar muddo qaatay oo uu ku joogay magaaladda Muqadisho. Lafta Gareen iyo Madaxda Maamul goboleedyada dalka ayaa Muqdisho Sii akhriso