La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan. ” Waxaan Ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed  meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah ugu hambalyeeyay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa shacabka ka codsaday inay u gurmadaan Sii akhriso
(Munich) 12 Abriil 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee Hans Flick ayaa ammaanay xiddiga Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé, kahor kulanka ay ku wada ciyaari doonaan lugta labaad wareega siddeed dhamaadka tartanka UEFA Champions League. Labada koox ayaa habeen dambe ku wada ciyaari doona garoonka Parc des Princes ee magaalada Paris, kaddib Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho, (SONNA)-Munaasibadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dadkeenna Soomaaliyeed iyo dhammaan muslimiinta adduunka oo idil. Bilashada bishan barakeysan ee Ramadaan waxa ay xambaarsan tahay khayr badan. Waa bishii kheyrka, waa bishii towbadda, cafiska, waa bisha Sii akhriso
(Madrid) 12 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 21-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka Liverpool ee lugta labaad wareega Siddeed dhmaadka tartanka UEFA Champions League. Zinedine Zidane liiska uu u magacaabay xiddigihiisa Real Madrid kulanka ay habeenka Arbacada booqaan doonaan kooxda Liverpool waxaa dhanka Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Sii akhriso