La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA()-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda dalka Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay guddiga in ay hortaalo howlo balaaran oo ay ugu horeyso diyaarinta iyo Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Caddow Cali Sanka ayaa kormeer dhiira-gelin ah ku tagay fariisimada ciidanka Guutada 15-aad ku leeyihiin duleedka deeganka Ceeldheere, waxaana halkaas si diiran Taliyaha Qeybta ugu soo dhaweeyey Jeneraal Mascuud Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu,(SONNA) Antalya Diplomacy Forum, Antalya, 18-20 June 2021:- General Information The Antalya Diplomacy Forum (ADF), a platform that facilitates debate on global and regional issues, brings together officials and non-state actors, and is intended to become institutionalized over time, will hold its first meeting on Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Hargeysa-(SONNA)-Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Riyoraac iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa ku dhawaaaqey in doorashadii Somaliland ku soo dhammaatey si nabadgalyo ah. Mudane Cabdirashiid Riyoraac ayaa shaaciyay in doorashada golaha wakiillada iyo golaha Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaalia Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa waxa ay garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyeen Cutubyo ka tirsan Ururka 7-aad ee ciidanka kumaandooska Sii akhriso
(Muqdisho) 31 Maajo 2021. Kooxaha Elman iyo Dekedda ayaa barbaro ku kala baxay kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League, kaasoo galabta ka dhacay Tuulada ciyaaraha dalka ee Stadium Mugadishu. Inta aysan ciyaartu bilaaban waxaa baroordiiq loo sameeyey xoghayihii hore ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta Xasan Fareey oo dhowaan ku geeriyooday Muqdisho. Bilowgii Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble xafiiskiisa kula kulmay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta oo kala ah Madaxweyneyaashii hore Sheekh Shariif Sheikh Axmed, Xasan Sheikh Maxamuud iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed oo uu ka guddoomay liiska Sii akhriso