La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Hargeisa,(SONNA)- Natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada Somaliland ee caawa la filaayay inlagu dhawaaqo ayaa dib u dhacday. Berri ayaa la filayaa in la shaaciyo natiijada hordhaca ah ee Doorashadaas. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Eng, Cabdirashiid Riyo Raac ayaa sheegay galabnimadii maanta Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Kismaayo-(SONNA)-Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay miino ay doonayeen maleeshiyada argagixisadda Al-Shabaab inay ku dhibaateyaan dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Kismaayo, gaar ahaan xaafadda Farjanno Waaxda Kuuba, halkaasi oo ay ciidanka ka soo qabteen Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Garoowe-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland oo ka qalin jebiyey dugsiga tababarka Ciidamada ee Xorgoble. Ciidamada ayaa loogu talagalay inay ka qeyb qaataan xoojinta amniga deegaannada Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn MUQDISHO-(SONNA)-Madaxweynaha dalka ciraaq Dr. Barham Saalax ayaa maanta qasriga Madaxtooyda ee Magaalada Baqdaad kaga gadoomay warqadahiisa aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonna Magaalada Baqdaad Mudane Liibaan Sheekh Maxamuud (Maalinguur)/ Ugu Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya duddiyada Doorashooyinka heer Federaal, Heer dowlad goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka. Hoos ka Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn MUQDISHIO-(SONNA)-Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan ayaa maanta furay kulan horudhac ah oo ay Wasaaradda la yeelatay qeybaha kala duwan ee Saxaafadda dalka, oo ay ugu soo bandhigaysay sidoo kalena faham buuxa ka Sii akhriso