La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Gargaarka iyo Samafalka ee Gobolka Bakool. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in markii uu Madaxweynaha Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal. Guddiga oo ka kooban sideed xubnood waxa ay kala yihiin:- 1. Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA(0Galabta ayey ahayd markii ciidan ka tirsan Asluubta iyo ciidamo ilaalo u ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh uu iska hor imaad kooban oo aan qasaare gaysan ku dhexmaray Kontarool ku yaal dhanka Degmada Xamar weyne oo laga ilaaliyo Hay’adaha Garsoorka iyo Xabsiga dhexe […]Sii akhriso
(Muqdisho) 02 Juun 2021. Mogadishu City Club ayaa saddexda dhibcood ka heshay kooxda Jeenyo kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar aad u xiiso badan oo galabta ka dhacay Tuulada ciyaaraha dalka ee Stadium Mugadishu. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Horseed iyo Heegan kula kala nasteen […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya  Gen.Cabaas Aamiin ayaa waxay kulan la qaateen Saraakiil ka tirsan Hoggaanka Ciidamada Midowga yurub oo uu hogaaminayay Agaasimaha Sii akhriso