(Barcelona) 03 Juun 2021. Barcelona ayaa ku dhawaaqday in tababaraha reer Holland ee Ronald Koeman uu la sii joogi doono Barca xilli ciyaareedka soo socda ee 2021-2022. Tababarihii hore kooxaha Everton iyo Southampton ayaa shaqada tababarka naadiga Barcelona kala wareegay Quique Setien xagaagii hore, balse xilli ciyaareed liita oo ay Barca qaadatay ayaa ka dhigtay in Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Afhayeenka ciidanka Xoogga dalka Kornayl Cali Xaashi ayaa wareysi uu siiyay Radio Muqdisho ku sheegay inay ku dileen in ka badan 70 ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab, isla markaana ay Ciidamada ka soo hooyeen guulo la taaban karo. “Ciidamada waxa ay ka dagaalameen aagag fara badan, Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta socdaal ku tegay magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, isla markaana u kuurgalay saameynta ay fatahaadaha webigu ku yeesheen magaalada ayaa sheegay in Xukuumadda ay xoogga Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu,(SONNA)-Major, Mohamed Abdiwahid, the Commander the 6th battalion of Somalia’s special forces (Gorgor) was killed in a battle between SNA and terrorist group of Al-Shabab at Jalable village in Middle Shabelle region on Thursday. The commander was part of officers leading ongoing security operations against Sii akhriso
(Muqdisho) 03 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Midnimo ayaa saddexda dhibcood ka heshay naadiga Gaadiidka kulan qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar aad u xiiso badan oo galabta ka dhacay Tuulada ciyaaraha dalka ee Stadium Mugadishu. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa la boobsiiyey kooxda Gaadiidka, waxaana loogu […]Sii akhriso