(London) 05 Juun 2021. Xiddiga da’da yar ee kooxda kubadda cagta Manchester City ee Phil Foden ayaa ku guuleystay abaal-marinta da’yarka xilli ciyaareedka ee horyaalka English Premier League (EPL Young Player of the Season). Foden ayaa abaal-marinta da’yarka sanadka ee horyaalka Premier League waxa uu ku garaacay xiddiga ay ka wada tirsan yihiin kooxda Sii akhriso
(London) 05 Juun 2021. Goolkii Xiddiga kooxda Tottenham ee Erik Lamela uu ka dhaliyey Arsenal ee rabona-da ahaa ayaa loo doortay inuu yahay goolkii xilli ciyaareedka ugu fiicnaa horyaalka Premier League. Erik Lamela, kaasoo beddel ku soo garay kulankii ay Arsenal ku wajaheen garoonka Emirates 14 bishii Maarso ayaa Spurs hoggaanka u dhiibay 30 daqiiqo […]Sii akhriso
(Manchester) 05 Juun 2021. Macallinka Kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ku guuleystay abaal-marinta macallinka xilli ciyaareedka ugu fiicnaa horyaalka, kaddib markii horyaalkiisii saddexaad ee Premier League uu ku guuleystay. Pep Guardiola ayaa loo doortay Macallinkii ugu fiicnaa xilli ciyaareedka 2020/21 horyaalka Premier League kaddib markii uu ku hoggaamiyey Sii akhriso
(Rio de Janeiro) 05 Juun 2021. Macallinka xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa la soo warinayaa inuu qarka u saaran yahay inuu iscaliso kaddib markii xiddigaha xulka ay diideen inay ciyaaraan tartanka Copa America. Tartanka Copa America ayaa loo soo wareejiyay dalka Brazil in lagu marti geliyo kaddib markii ay waddamada Argentina iyo Colombia ay […]Sii akhriso