Country: Ethiopia Organization: International Labour Organization Closing date: 22 Jun 2021 Request for Expression of Interest (EOI) Market Assessment and ‘Willingness-to-Pay’ Study for SCORE Training and Advisory Services Background The International Labour Organization (ILO) is the only tripartite UN agency that brings together governments, employers and Sii akhriso
(Manchester) 07 Juun 2021. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta uu dib u soo cusbooneysiiyay kalsoonidiisa Ronald Koeman. Dhinaca kale tababare Pep Guardiola ayaa carabka ku adkeeyay inuu ku faraxsan yahay joogitaankiisa England, isla markaana uusan haatan ku fikireynin inuu ka Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Garoowe-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah furay Barnaamijka Qorsheynta dhulka Caasimadda Garoowe. Kulan oo ka dhacay xarunta Hay’adda Cilmi baarista Puntland ee PDRC, ayaa lagu soo bandhigay xog maqal iyo muuqaal ah oo hab farshaxameysan ay dowladda Sii akhriso
(France) 07 Juun 2021. Xiddiga kooxda Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa qaab kaftan ah uga hadlay mustaqbalka laacibka ay isku wadanka ka soo wada jeedaan iyo naadiga Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé. Wargeyska “Sport” ayaa daabacay in Griezmann uu la ciyaarayo madaxweyhana kooxda Real Madrid ee Florentino Perez, oo ku riyoonaya inuu helo saxiixa Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Farm Africa Closing date: 15 Jun 2021 JOB TITLE: Research Officer ** REPORTS TO: Programme Manager REPORTING TO POSTHOLDER: Two woreda experts ** LOCATION: Bale Robe with periodical travels to Addis Ababa** DURATION: Until April, 2024 with probation period of 60 working days Farm Africa and KIT Royal Tropical Institute have secured […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Baydhabo-(SONNA)-Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Shiikh Cabdullahi (Ciirow ) ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaaladda Baydhabo Xilli safaro shaqo ugu maqnaa magaalooyinka Muqdisho Iyo Baraawe, Waxaana kulamo uu la qaatey intii magaalda Baraawe uu ku sugnaa Saraakiisha Sii akhriso