(Yurub) 12 Juun 2021. Xulka Finland ayaa guul ka gaaray dhigiisa Denmark kulanooda ugu horeeyay GROUP B ee Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020, kaddib markii ay kaga adkaadeen 0-1. Kulankan oo hakad uu galay kaddib xaaladda caafimaad daro uu galay laacibka kooxda Inter Milan ee Christian Eriksen oo dhulka ku dhacay, ayaa waxaa lagu kala […]Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu (SONNA)-Around 30 Shabab members have been killed in separate operations conducted by SNA in Hiran and Lower Shabelle regions in the past 48 hours. Seven Al-Shabab members were gunned down in a planned security operation by Somali National Army in Busley and Bulo-Alundi villages under Janaale town in […]Sii akhriso
(Yurub) 12 Juun 2021. Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa xaqiijiyay in ay soo hagaagtay xaaladda caafimaad ee Christian Eriksen, kaddib markii lagu baxnaaniyay Cisbitaal aad ugu dhow garoonka Parken ee dalka Denmark. Wararka ayaa waxay intaas ku sii darayaan in Xiddiga kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Christian Eriksen lagu sameyn doono baaritaano dheeri Sii akhriso
(Yurub) 12 Juun 2021. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA ayaa go’aansatay in joojiyo kulankii u dhexeeyay xulalka Denmark iyo Finland, sababa la xiriira xaalad caafimaad daro ee soo wajahday Christian Eriksen. Kulanka oo qeyb ka ahaa GROUP B Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 ayaa gabi ahaanba la joojiyay inta lagu guda jiray qeybta hore […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn SONNA (MUQDISHO)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay in aysan war iyo wacaal ka helin carruurtoodii oo ay sheegeen in tababar loogu diray dalka Eritrea. Warqaddan ka aqriso Sii akhriso