(Amsterdam) 13 Juun 2021. Xulka Netherlands ayaa guul kaga daah furtay Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib markii ay ka adkaadeen Ukraine 3-2. Kulankooda ugu horreeyay ee GROUP C. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada xul qaran Netherlands iyo Ukraine ku kala nasteen bar-bardhac 0-0 ah. Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn SONNA (KISMAYO)- Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Kooxda argagixisada ah ee Al Shabaab ka sameeyey deegaano dhowr ah oo dhaca galbeedka magaalada Kismaayo. Deegaanada ay ciidamada howl-galka ka fuliyeen waxaa ka mid ah Golashimbi, Sii akhriso
(London) 13 Juun 2021. Sida wararku ay sheegayaan kooxaha Liverpool iyo Chelsea ayaa ka mid ah afar kooxood oo ka dheela horyaalka Premier League kuwaasoo ku tartamaya saxiixa xiddiga reer Zambia ee Patson Daka. Jariiradda The Express ayaa warinaysa in Leicester City ay ku soo biirtay tartanka loogu jiro soo xero-gelinta xiddiga Red Bull Salzburg ee […]Sii akhriso