La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-June 15, 2021: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeelloobay qaraxii bahalnimo ee argagixisadu ay ku beegsadeen dhallinyaro Soomaaliyeed oo u soo istaagay difaaca dalkooda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Sii akhriso
(Yurub) 15 Juun 2021. Xulka France ayaa guul kaga daah furtay Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib markii ay kaga adkaadeen dhigooda Germany 1-0. Kulankooda ugu horreeyay ee GROUP F. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 uu ku hoggaaminayay xulka qaranka France. Daqiiqadii 20-aad xulka qaranka France ayaa hoggaanka u qabtay ciyaarta […]Sii akhriso
(Paris) 15 Juun 2021. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan xulalka France iyo Germany, iyadoo Benzema oo ku bilowday isla markaana wajahaya Muller & Havertz. Halkaan hoose ka eeg safafka labada xul oo dhammaystiran:- France XI: Lloris, Benzema, Griezmann, Varane, Pogba, Kante, Rabiot, Kimpembe, Lucas, Pavard, Mbappe. Keydka Sii akhriso
(Budapest) 15 Juun 2021. Waxaa goor dhow soo idlaatay ciyaartii u dhexeysay xulalka Hungary iyo Portugal kuwaasoo ku dagaallamay kulan ka tirsan Guruubka F ee tartanka Euro 2020 kaasoo ka dhacay garoonka Puskas Arena oo ku yaalla magaalada Budapest ee dalka Hungary. Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa ku dhammaatay barbarro goolal la’aan ah iyadoo labada xul Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Jowhar-(SONNA)-Ururka 7-aad ee Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu baacsanayo argagixisada arxanka darran ee Alshabaab waxaa ay maanta ka sameeyeen deegaano ka tirsan dawlad goboleedka Hirshabeelle. Goobaha Hawlgalkaan qorsheysan laga sameeyey ayaa waxaa Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu(SONNA)-Turkish Government strongly the heinous terrorist attack at SNA base in Mogadishu today on Tuesday, SONNA reported. Turkey’s Ministry of foreign affairs released the statement blew regarding the terrorist attack in Mogadishu. We strongly condemn the heinous terrorist attack targeting the Somali Sii akhriso