(Rome) 16 Juun 2021. Xulka qaranka Talyaaniga ayaa iska xaadiriyay wareega 16-ka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib markii uu guul kaga gaaray Switzerland 3-0, kulankoodii labaad ee Group A. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 uu ku hoggaaminayay Xulka qaranka Talyaaniga. Daqiiqadii 26-aad xulka Talyaaniga ayaa hoggaanka u qabtay ciyaarta waxaana Sii akhriso
(Milano) 16 Juun 2021. Xiddiga reer Morocco ee Achraf Hakimi ayaa si xoogan lala xiriirinayaa inuu ka tagayo kooxda reer Talyaani ee Inter Milan xagaagan, iyadoo ay ku dagaalamayaan saxiixiisa kooxaha Chelsea iyo Paris Saint-Germain. Chelsea iyo Paris Saint-Germain ayaa dalabyo u diray kooxda Inter Milan si ay u helaan saxiixa xiddiga reer Morocco ee Achraf […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)- Wasiir dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Norway ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo. Elin Bergithe Rognlie, waxaana uu kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu,(SONNA)June 16, 2021 – The State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Balal Mohamed Cusman, received today in the capital, Mogadishu, the Norwegian Ambassador to the Federal Republic of Somalia, Her Excellency Ms. Elin Bergithe Rognlie, and discussed with her the Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu, (SONNA)June 16, 2021, The Foreign Ministers of of Somalia and Kenya, H.E. Mr. Mohamed Abdirizak Mohamud and H.E. Amb. Raychelle Omamo , today spoke on telephone. The exchange between the two Ministries was warm and cordial. Both ministers reconfirmed the need to expeditiously reopen their two respective Missions Sii akhriso