(Amsterdam) 17 Juun 2021. Xulka qaranka Netherlands ayaa iska xaadiriyay wareega 16-ka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib markii uu ku garaacay dhigiisa Austria 2-0, kulan qeyb ka ahaa Group C. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 uu ku hoggaaminayay Xulka qaranka Holland. Daqiiqadii 11-aad ee ciyaarta xulka Holland ayaa loo dhigay […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho(SONNA)-Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalo Xeebeedka Qadiimiga ah ee Hobyo gobolka Mudug. Wasiirka, ayaa xarigga ka jaraya Mashaariic kala duwan oo deegaanka uu ka Sii akhriso
(Yurub) 17 Juun 2021. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Graeme Souness ayaa wuxuu tilmaamay fikirkiisa ah in laacibka reer Denmark ee Christian Eriksen ay adkaan doonto inuu markale ku soo laabto garoomada kaddib Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2020. Christian Eriksen ayaa miyir daboolmay ciyaartii ugu horeysay oo uu xulka qaranka Denmark kula ciyaaray Koobka Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada maamulkaasi. Kulanka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa waxaa todobaadkan looga Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xuukumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta soo xirtay shir muddooyinkii dambe ka socday Muqdisho oo hor-dhac u ahaa daah-furka barnaamijka casriyeynta diiwaan-gelinta iyo bixinta Laysimada Sii akhriso