La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Maamulka Gobolka Mudug, kan Degmada Gaalkacyo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaaladaas ayaa soo dhaweyn diiran u sameeyay Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Cumar ( Al-Cadaala ) oo Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Kaaliyaha Wasiirka Arimaha Dibada ahna Afhayeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Luul Bint Rashid Al-Khater ayaa maanta oo Jimco ah kula kulantay magaalada Antalya ee dalka Turkiga Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan kulan dhinac socday Madasha Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu daah furayay majalad bille ah oo ay hirgalisay Somali Magazine. Sidoo kale xafladda daah furka Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu(SONNA)-Somali National Army foiled suicide attack in Biyo Adde village of Middle Shabelle region on Friday morning. The forces shot a terrorist driver of explosive-laden vehicle before reaching the army base and the car immediately exploded. SNA commanders on the ground told to the state media that four Sii akhriso
(Seville) 18 Juun 2021. Waxaa goordhow la shaaciyey natiijada ka soo baxday baartintaankii lagu sameeyey kabtanka qaranka Spain ee Sergio Busquets, kaasoo ku aaddanaa caabuqa Korona Fayras iyo haddii uu maanta xulka ula safrayo Seville. Sergio Busquets ayaa ka soo kabsaday Korona Fayras, waxaana uu dib ugu soo laaban doonaa xulkiisa qaranka Spain. Busquets ayaa laga Sii akhriso