Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Mogadishu (SONNA) Antalya, June 18, 2021 – The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Mohamed Abdirizak Mohamud, participated, on Friday, in the opening of the Antalya Diplomacy Forum, which will run from June 18-20 under the title of “Innovative Diplomacy: New Era, New Sii akhriso
(Munich) 19 Juun 2021. Xulka qaranka Germany ayaa guul kaga gaaray dhigiisa Portugal 2-4, kulan ka tirsanaa GROUP F Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu  kala nastay 1-2 uu ku hoggaaminayay xulka qaranka Germany. Daqiiqadii 15-aad xulka Portugal ayaa hoggaanka u qabtay dheesha waxaana 1-0 ka dhigay Cristiano Ronaldo, kaddib […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn SONNA (MUQDISHO)- Guddoomiye -xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Faarax Cabdi Diini iyo xoghayaha guud ee gobolka Banaadir Mudane Xiireey Axmed Rooble ayaa kulan gaar  magaalada Istanbul kula qaatay  Madaxweynaha Ururka shaqaalaha Dawladaha hoose ee Turkiga MR. Levent Uslu Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho.(SONNA):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u daah-furay Shaqaalaha Wasaaaradda Gaashaandhigga Tababar ku Saabsan Tayeynta Shaqaalaha . Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga Xasan Maxamed Siciid Samatar oo uu Wehliyo Agaasimaha Maamulka iyo Sii akhriso