La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho, (SONNA)Juun 20, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyey in awood-siinta ganacsatada Soomaaliyeed iyo xaqiijinta suuqyo heer gobol ah oo loo iib geeyo waxsoosaarka dalkeenna ay kor uqaadeyso dhaqaalaha dalka, fursadaha shaqaaleysiinta Sii akhriso
 (Rome) 20 Juun 2021. Tartanka Euro 2020 Group-kiisa A ayaa caawa la soo gabagabeeyey iyadoo xulalka ay soo bexeen qaarkood, mid ka mid ah xulalkaasina uu isaga haray tartankan. Haddii aynu ku horreyno kulankii dhexmaray xulalka Italy iyo Wales ayaa ku soo dhammaaday 1-0 oo uu ku adkaaday xulka qaranka Talyaaniga. Goolka ay ku adkaadeen […]Sii akhriso
(Florence) 20 Juun 2021. Suxufiga dhanka suuqa looga dambeeyo ee reer Talyaani Fabrizio Romano ayaa shaaca ka qaaday xilliga ay Kooxda PSG dhammaystireyso saxiixa Goolhaye Gianluigi Donnarumma. Fabrizio Romano ayaa xaqiijiyey in Kooxda reer France ee PSG ay berrito dhammaystireyso saxiixa Gianluigi Donnarumma. Waxa uu Romano soo qoray: “Xaqiiqin, Goolhayaha cusub ee Kooxda Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho (SONNA)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya oo maalmahaan kormeer shaqo ku marayey Deegaanno ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa maanta dhagax dhigay Dugsiga Hoose Dhexe ee loo dhisi doono Deegaanka Bali Guuleed oo hoostaga Degmadda Baxdo ee Gobolka Sii akhriso