(Yurub) 22 Juun 2021. Xulka qaranka England ayaa iska xaadiriyay wareega 16-ka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2020 kaddib markii uu ku garaacay dhigiisa Czech Republic 0-1, kulan qeyb ka ahaa Group D. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-1 uu ku hoggaaminayay xulka qaranka England. Daqiiqadii 12-aad xulka qaranka England ayaa hoggaanka u […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Garoowe-(SONNA)-Taliyaha ciidamada Booliska Puntland Gen Cabdi Xasan Xuseen Cabdi yare, ayaa ka qeyb galay dood ku saabsan shaqaaqooyinka iyo tacadiyadda dumarka ee xilliga doorashada taas oo lagu qabtay xarunta hey’adda Cilmi barista Puntland ee PDRC. Ka qeybgalayaasha oo isugu jiray xubno ka tirsan labada Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka dhacaya Muqsisho, kaas oo la isaga wareysanayo howlihii ka qabsoomay arrimaha doorashooyinka tan iyo heshiiskii 27-kii May iyo dardar gelinta Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku soo xirtay Shir looga hadlaayo Khariiradeynta Khilaafyada degmooyinka iyo Deegaanada Gobalka Banaadir. Shirkaan oo Muddo Saddax maalin ah soconaayay ayaa  looga hadlay Xog Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Dhuusamareeb-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Dhoorre ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray wadatashigii 2-aad ee looga arrinsanayay sharciga waxbarashada Galmudug oo muhiim u ah ilaalinta xuquuqda carruurta Galmudug iyo kala caddeynta mas’uuliyadaha Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Waajid-(SONNA)-Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo guddoomiyaha gobolka Bakool ayaa kulan la qaatay golaha deegaanka iyo ururka haweenka Degmada Waajid, kaasi oo ku saabsanaa in wadajir ah looga wada shaqeeya amaanka iyo horumarka Degmada, iyada oo la garabsanayo ciidamada Ammaanka Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Moqdisho(SONNA):-mas’uuliyiintan oo ka socota Hey’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO, uu na hoggaaminayo Dr. Jamaal oo ah madaxa maleria-da  hey’addaasi ayaa maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb iyagoo Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ka caawinaya dhaqaajinta mashaariicda caafimaad  Galmudug hore u dalbatey. Sii akhriso