(London) 26 Juun 2021. Waxaa goor soo idlaaday kulan ka tirsan wareegga 16-ka tartanka qarammada qaaradda Yurub kaasoo dhex maray xulalka Italy iyo Austria oo garoonka ku hardamay 120 daqiiqo. Ciyaarta qaybteedii hore ayaa ku dhammaatay barbarro 0-0, balse xulka Taliyaaniga ayaa helay fursado qaali ah kuwaasoo nasiib darro ay beerdareeyeen xiddigaha Azzuri. Markii dib […]Sii akhriso
(Amsterdam) 26 Juun 2021. Xulka Denmark ayaa u gudbay wareega Siddeeda ee Koobka EURO 2020 kaddib uu guul kaga gaaray dhigiisa Wales 0-4, kulankii bug-baxda wareega 16-ka ee tartanka qarammada qaaradda Yurub Euro 2020. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-1 uu ku hoggaaminayay xulka qaranka Denmark. Daqiiqadii 27-aad xulka qaranka Denmark ayaa hoggaanka […]Sii akhriso
(Turin) 26 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay noolaato Cristiano Ronaldo la’aantiis kaasoo lagu wado inuu ka tago. Haddaba waxaa la shaaciyey Shan weeraryahan oo midkood uu kooxda Marwada duqda ah u buuxin doono booska uu ka baxo Cristiano Ronald oo isku diyaarianya inuu baxo. Waqtigii Cristiano […]Sii akhriso
(Manchester) 26 Juun 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay doonayso inay gacanta ku soo dhigto labada ciyaaryahan ee Harry Kane iyo Jack Grealish. Haddaba su’aasha la isweydiinayo ayaa ah sidee ayay u muuqanaysaa Shaxda Kooxda kubadda cagta Manchester City haddii ay la soo saxiixato Harry Kane iyo Jack Grealish labadaba? […]Sii akhriso
(London) 26 Juun 2021. Warar soo baxaya ayaa looga hadlay haddii macallin Gareth Southgate uu qandaraaska u kordhinayo xulkiisa qaranka England ee haatan taagan wareegga 16-ka Euro 2020. Tababare Gareth Southgate ayaa la soo warinayaa inuu qarka u saaran yahay inuu qandaraaska u kordhiyo xulkiisa qaranka England. Shabakadda ciyaaraha ee 90min ayaa warinaysa in xiriirka Sii akhriso