(Seville) 27 Juun 2021. Xulka Belgium ayaa iska xaadiriyay wareega Siddeeda ee Koobka EURO 2020 kaddib markii uu guul dirqi ah kaga gaaray dhigiisa Portugal 1-0, kulan qeyb ka ahaa wareega 16-ka ee tartanka Qaramada Qaarada Yurub. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 uu ku hoggaaminayay xulka qaranka Belgium. Daqiiqadii 42-aad xulka qaranka […]Sii akhriso
(Budapest) 27 Juun 2021. Waxaa goor dhow soo idlaaday kulankii dhex maray xulalka Netherlands iyo Czech Republic kaasoo qayb ka ah wareegga 16-ka tartanka qarammada qaaradda Yurub. Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa ku dhammaatay barbarro 0-0, waxaana labada xul ay isku dayeen inay hoggaanka kulanka qabtaan. Markii dib la isugu soo laabtay waxaa casaan la […]Sii akhriso
La wadaag cid kale Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Muqdisho…(SONNA)…Dowladda Soomaaliya waxa ay bogaadineysaa iskacaabinta Shacabka iyo Maamulka Degmada Wisil, oo ka hortagay duullaankii qorsheysnaa ee ay Argagixisadu ku dooneysay in ay ku qabsato gacan ku heysta maamulka Degmada. Dowladda Fedaraalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa weerarkaasi Sii akhriso
(Muqdisho) 27 Juun 2021. Heegan ayaa guul soo laabasho ah kaga gaartay kooxda Gaadiidka 2-3, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Somali Premier League oo galabta ka dhacay Tuulada ciyaaraha dalka ee Stadium Mugadishu. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-1 ay ku hoggaamineysay kooxda kubadda cagta Gaadiidka. Daqiiqadii 3-aad ee bilawga ciyaarta kooxda kubadda cagta Sii akhriso
Share Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn The relations between the State of Qatar and the Federal Republic of Somalia have evolved stronger year after year enjoying full support of the leaders and their keenness to strengthening of bilateral co-operation in the trade, investment, culture, diplomatic cooperation and other fields. Qatar has spared no efforts to Sii akhriso